Sunday, August 14, 2016

GANACSIGA SOOMAALIDA EE SUUQBACAAD

 

Ganacsiga soomaalida ee SUUQBACAAD

Soomaalida oo u ekeyd mid ganacsigeedu sii baraarayo sandahaan  ayaa waxaa ay cabdsi balaaran kasoo wajahday howlaha ganacsi ee ay ku lahaayeen wadamada dariska ah, kaddib markii si isdaba joog ah weerarro ugu dhacayeen dowladahaas, gaar ahaan wadanka Kenya.
Ganacsatada soomalida ayaa waxaey sameeyeen in dibadaha ay isga soo Tagaan wadankoodana ay dhistaan
sdiaan wada ognahay SUUQA WEYN EE SUUQABACAAD WAXAA LAGA FURAY SUUQ AAN ISLII KA LIIDAN AY SOOMALI LEEDAHA KAAS OO LOOGU MAGAC DARAY
Soomalida oo lagu tilmaamo in ay gancasiga taqaanno ayna ganacsi wanaagsan kasameyso halka ay degto ayaa dowladaha deriska ah waxay kuleedahay goobo ganacsi oo waaweyn sida midka kuyaal xaafadda ISLII ee soomalidu ay degto e wadanka Kenya. Ganacsatada suuqa weyn ee kuyaal xaafada ISLII ayaa waxay sameyeen in eey isaga soo guuraan wadakan islamarkaana suuqa weyn ee islii maal badalkii wadanka ay geyaan suuq lamid ah midkaas kaas oo hada kashaqeeya wadanka gudahiisa
Dadka deganXaafa Suuqbacaad qaar kamid ah oo ay www.market2africa.com Ay la kulantay ayaa sheegay in ay hadda soo korortay in si sahlan ay udukaamestaan misana ay ku faraxsanyihiin in wadanka hormar lataaban karo uu gaaro .  Sidoo kale waxa ay sheegeen in ganacsatadu wadankoodu uu ubaahanyahay wadakalena aysan dhisin
Arintan ayaa dhalisay in soomaalida qaar oo ay shaqa ka heleen Ganacsata Qaasatan dhalinyaradii Shaqa la aanta heysay.
Soomaalida Ganacsatada ah ee wadanka kusoo laabatay  Qarkood aan la kulannay ayaa waxay sheegayaan in aad ay ufarxsanyihiin ayagoo xaasakooda iyo caruutooda la jooga in ey ganacsadaan si aan cabsi lahayn
sidaan wada ognahay somalida joogta southafrica wa lagu dhibaateeyaa marka way haboontahay in waqdankooda ay hormariyaan si cabsi la aan ah
Hadaba ganacsade Ogaaw wadanka ayaa kuu baahan adna waad Ubaahantahay






No comments:

Post a Comment